Al-Qadr

Change Language
Change Surah
Change Recitation

Somali: Mahmud Muhammad Abduh

Play All
# Translation Ayah
1 Annagaa soo dajinnay Quraanka Habeenka LaylatulQadarka ah (sharafta leh). إِنَّا أَنزَلْنَاهُ فِي لَيْلَةِ الْقَدْرِ
2 Ma taqaanna LaylatulQadarka. وَمَا أَدْرَاكَ مَا لَيْلَةُ الْقَدْرِ
3 Waa Habeen ka khayr badan Kun Bilood (oo kale). لَيْلَةُ الْقَدْرِ خَيْرٌ مِّنْ أَلْفِ شَهْرٍ
4 Waxaana soo daga Malaa'igta (kale) iyo Malaku Jibriil habecnkaas idanka Eebe dartiis iyo amarkiisa. تَنَزَّلُ الْمَلَائِكَةُ وَالرُّوحُ فِيهَا بِإِذْنِ رَبِّهِم مِّن كُلِّ أَمْرٍ
5 Waana Habeen nabadgalyo inta waagu ka haryi. سَلَامٌ هِيَ حَتَّى مَطْلَعِ الْفَجْرِ
;