1 |
Eebe wuxuu ku dhaartay Qorraxda iyo Barqinkeeda. |
/content/ayah/audio/hudhaify/091001.mp3
|
وَالشَّمْسِ وَضُحَاهَا |
2 |
Iyo Dayuxu markuu Qorraxda raaco. |
/content/ayah/audio/hudhaify/091002.mp3
|
وَالْقَمَرِ إِذَا تَلَاهَا |
3 |
Iyo Maalintu markay ifiso. |
/content/ayah/audio/hudhaify/091003.mp3
|
وَالنَّهَارِ إِذَا جَلَّاهَا |
4 |
Iyo Habeenku markuu daboolo (madoobaado). |
/content/ayah/audio/hudhaify/091004.mp3
|
وَاللَّيْلِ إِذَا يَغْشَاهَا |
5 |
Iyo Samada iyo say u dhisantahay. |
/content/ayah/audio/hudhaify/091005.mp3
|
وَالسَّمَاء وَمَا بَنَاهَا |
6 |
Iyo Dhulka iyo suu u fidsanyahay. |
/content/ayah/audio/hudhaify/091006.mp3
|
وَالْأَرْضِ وَمَا طَحَاهَا |
7 |
Iyo Nafta iyo sida Eebe u ekeeyay. |
/content/ayah/audio/hudhaify/091007.mp3
|
وَنَفْسٍ وَمَا سَوَّاهَا |
8 |
Una tusiyay Jidka xun iyo ka Eebe kayaabiddaba. |
/content/ayah/audio/hudhaify/091008.mp3
|
فَأَلْهَمَهَا فُجُورَهَا وَتَقْوَاهَا |
9 |
Ee waxaa liibaanay Ruxii Naftiisa Daarhiriya. |
/content/ayah/audio/hudhaify/091009.mp3
|
قَدْ أَفْلَحَ مَن زَكَّاهَا |
10 |
Waxaana khasaaray Ruuxii Naftiisa xumaan dhex galiya. |
/content/ayah/audio/hudhaify/091010.mp3
|
وَقَدْ خَابَ مَن دَسَّاهَا |
11 |
Thamuud waxay beeniyeen (xaqii) kibir dartiis. |
/content/ayah/audio/hudhaify/091011.mp3
|
كَذَّبَتْ ثَمُودُ بِطَغْوَاهَا |
12 |
Marku tagay koodi xumaa (si uu hasha u dilo). |
/content/ayah/audio/hudhaify/091012.mp3
|
إِذِ انبَعَثَ أَشْقَاهَا |
13 |
Oo Rasuulkii Eebana ku yidhi, iska daaya Hasha Eebe iyo Cabbideeda. |
/content/ayah/audio/hudhaify/091013.mp3
|
فَقَالَ لَهُمْ رَسُولُ اللَّهِ نَاقَةَ اللَّهِ وَسُقْيَاهَا |
14 |
Wayna beeniyeen Rasuulkii Hashiina way Dileen markaasaa Eebe si daran u caddibay Dambigooda dartiis. |
/content/ayah/audio/hudhaify/091014.mp3
|
فَكَذَّبُوهُ فَعَقَرُوهَا فَدَمْدَمَ عَلَيْهِمْ رَبُّهُم بِذَنبِهِمْ فَسَوَّاهَا |
15 |
Isagoon Eebe ka yaabaynin cidhib (iyo wax yeello) |
/content/ayah/audio/hudhaify/091015.mp3
|
وَلَا يَخَافُ عُقْبَاهَا |