Al-Falaq

Change Language
Change Surah
Change Recitation

Somali: Mahmud Muhammad Abduh

Play All
# Translation Ayah
1 Waxaad dhahdaa (Nabiyow) waxaan ka magangalay Eebeha Subaxa (abuuray). قُلْ أَعُوذُ بِرَبِّ الْفَلَقِ
2 Wixii shar leh sharkiisa. مِن شَرِّ مَا خَلَقَ
3 Iyo Habeenka sharkiisa markuu madoobaado. وَمِن شَرِّ غَاسِقٍ إِذَا وَقَبَ
4 Iyo sharka Sixirrowga wax ku tufa guntimaha. وَمِن شَرِّ النَّفَّاثَاتِ فِي الْعُقَدِ
5 Iyo sharka Xaasidka wax Xasda. وَمِن شَرِّ حَاسِدٍ إِذَا حَسَدَ
;