Al-Nas

Change Language
Change Surah
Change Recitation

Somali: Mahmud Muhammad Abduh

Play All
# Translation Ayah
1 Waxaad dhahdaa «Nabiyow» waxaan ka magangeley Eebaha dadka barbaariya. قُلْ أَعُوذُ بِرَبِّ النَّاسِ
2 Ee dadka xukuma. مَلِكِ النَّاسِ
3 Ee ah Ilaaha dadka. إِلَهِ النَّاسِ
4 Sharka «iyo xumaanta» waswaasiyaha qarsoon. مِن شَرِّ الْوَسْوَاسِ الْخَنَّاسِ
5 Ee waswaasiya laabta «Qalbiga» dadka. الَّذِي يُوَسْوِسُ فِي صُدُورِ النَّاسِ
6 «Kuwaas wax waswaasinayna» oo ah jinni iyo insiba. مِنَ الْجِنَّةِ وَ النَّاسِ
;