Al-Ikhlas

Change Language
Change Surah
Change Recitation

Somali: Mahmud Muhammad Abduh

Play All
# Translation Ayah
1 Waxaad dhahdaa (Nabiyow) Eebe waa Kali (wehelna ma leh). قُلْ هُوَ اللَّهُ أَحَدٌ
2 Waana Sayid (deeqtoon). اللَّهُ الصَّمَدُ
3 Eebe wax ma dhalin, isna lama dhalin. لَمْ يَلِدْ وَلَمْ يُولَدْ
4 Wax la mid ahna ma jiro. وَلَمْ يَكُن لَّهُ كُفُوًا أَحَدٌ
;