Al-Lahab

Change Language
Change Surah
Change Recitation

Somali: Mahmud Muhammad Abduh

Play All
# Translation Ayah
1 Waxaa khasaaray Gacmihii Abuulahab, halaagmayna. تَبَّتْ يَدَا أَبِي لَهَبٍ وَتَبَّ
2 Waxna uma tarin Xoolihiisii iyo wuxuu kasbadayna. مَا أَغْنَى عَنْهُ مَالُهُ وَمَا كَسَبَ
3 Wuxuuna gali Naar Olal leh. سَيَصْلَى نَارًا ذَاتَ لَهَبٍ
4 Haweenaydiisii Qoryaha xambaari jirtayna (waxay gali Naar). وَامْرَأَتُهُ حَمَّالَةَ الْحَطَبِ
5 Luqunteedana waxaa la yeeli Xadhig Liif ah. فِي جِيدِهَا حَبْلٌ مِّن مَّسَدٍ
;