An-Nasr

Change Language
Change Surah
Change Recitation

Somali: Mahmud Muhammad Abduh

Play All
# Translation Ayah
1 Markuu yimaaddo gargaarkii Eebe iyo Fatxiga (Furashada maka). إِذَا جَاء نَصْرُ اللَّهِ وَالْفَتْحُ
2 Ood aragtid Dadkoo Diinta Eebe u soo gali Kooxo. وَرَأَيْتَ النَّاسَ يَدْخُلُونَ فِي دِينِ اللَّهِ أَفْوَاجًا
3 U tasbiixso Eebe adoo ku mahadin Dambidhaafna waydiiso illen waa dambidhaaf badanee. فَسَبِّحْ بِحَمْدِ رَبِّكَ وَاسْتَغْفِرْهُ إِنَّهُ كَانَ تَوَّابًا
;