Al-Kafirun

Change Language
Change Surah
Change Recitation

Somali: Mahmud Muhammad Abduh

Play All
# Translation Ayah
1 Waxaad dhahdaa, Gaalooy. قُلْ يَا أَيُّهَا الْكَافِرُونَ
2 Ma caabudayo waxaad caabudaysaan. لَا أَعْبُدُ مَا تَعْبُدُونَ
3 Idinna ma caabudaysaan Eebahaan caabudi. وَلَا أَنتُمْ عَابِدُونَ مَا أَعْبُدُ
4 Mana caabudin waxaad caabuddeen, وَلَا أَنَا عَابِدٌ مَّا عَبَدتُّمْ
5 Idinkuna (hadda) ma caabudaysaan Eebahaan caabudi. وَلَا أَنتُمْ عَابِدُونَ مَا أَعْبُدُ
6 Idinkana Diintiina yaad leedihiin, Anna Diintaydaan leeyahay. لَكُمْ دِينُكُمْ وَلِيَ دِينِ
;