Al-Fil

Change Language
Change Surah
Change Recitation

Somali: Mahmud Muhammad Abduh

Play All
# Translation Ayah
1 Ma Ogtahay sida Eeba ku falay asaxaabtii Maroodiga «Colkii». أَلَمْ تَرَ كَيْفَ فَعَلَ رَبُّكَ بِأَصْحَابِ الْفِيلِ
2 Miyaan Eebe ka yeelin dhagartoodii wax dhumay. أَلَمْ يَجْعَلْ كَيْدَهُمْ فِي تَضْلِيلٍ
3 Oosan ku dirin korkooda Shimbiro kooxa ah. وَأَرْسَلَ عَلَيْهِمْ طَيْرًا أَبَابِيلَ
4 Kuna tuuraysa Dhagaxyo la kululeeyay. تَرْمِيهِم بِحِجَارَةٍ مِّن سِجِّيلٍ
5 Markaas Eebe ka yeelay Bal la daaqay sidiis. فَجَعَلَهُمْ كَعَصْفٍ مَّأْكُولٍ
;