Quraish

Change Language
Change Surah
Change Recitation

Somali: Mahmud Muhammad Abduh

Play All
# Translation Ayah
1 Caadaysigii Qureesheed. لِإِيلَافِ قُرَيْشٍ
2 Ay ka caadayeesheen Safarka Xagaaga iyo Jilaalka darteed. إِيلَافِهِمْ رِحْلَةَ الشِّتَاء وَالصَّيْفِ
3 Ha u caabudeen Eebeha Beydkan (Kacbada). فَلْيَعْبُدُوا رَبَّ هَذَا الْبَيْتِ
4 Eebahi ka quudiyay gaajo, kana aamingaliyay cabsi. الَّذِي أَطْعَمَهُم مِّن جُوعٍ وَآمَنَهُم مِّنْ خَوْفٍ
;