Al-Humaza

Change Language
Change Surah
Change Recitation

Somali: Mahmud Muhammad Abduh

Play All
# Translation Ayah
1 Halaag Wuxuu u Sugnaaday xanle wax ceebeya oo Dhan, وَيْلٌ لِّكُلِّ هُمَزَةٍ لُّمَزَةٍ
2 Oo Xoolaha kulmiya (xaqana ku bixinin). الَّذِي جَمَعَ مَالًا وَعَدَّدَهُ
3 Ma wuxuu malayn in xoolihiisu waarin. يَحْسَبُ أَنَّ مَالَهُ أَخْلَدَهُ
4 Saas ma aha ee waxaa lagu tuuri (Naarta) Xudhama. كَلَّا لَيُنبَذَنَّ فِي الْحُطَمَةِ
5 Ma taqaannaa Xudhama. وَمَا أَدْرَاكَ مَا الْحُطَمَةُ
6 Waa Naarta Eebe ee la huriyay. نَارُ اللَّهِ الْمُوقَدَةُ
7 Gubaysana Quluubta (Kulayl dartiis). الَّتِي تَطَّلِعُ عَلَى الْأَفْئِدَةِ
8 Waana lagu dabooli Naartaas Gaalada. إِنَّهَا عَلَيْهِم مُّؤْصَدَةٌ
9 Tiraar la fidiyay yayna ahaan dhexdeeda. فِي عَمَدٍ مُّمَدَّدَةٍ
;