Al-Qari'a

Change Language
Change Surah
Change Recitation

Somali: Mahmud Muhammad Abduh

Play All
# Translation Ayah
1 Qaaricada (qalbiga garaacda). الْقَارِعَةُ
2 Qaarica maxay tahay. مَا الْقَارِعَةُ
3 Mase taqaannaa Qaarico. وَمَا أَدْرَاكَ مَا الْقَارِعَةُ
4 Waa Maalinta Dadku noqon sida Baalallay. يَوْمَ يَكُونُ النَّاسُ كَالْفَرَاشِ الْمَبْثُوثِ
5 Buuruhuna ay noqon sida Suuf kala firdhay. وَتَكُونُ الْجِبَالُ كَالْعِهْنِ الْمَنفُوشِ
6 Ruuxiise miisaankiisa (fiican) cuslaado. فَأَمَّا مَن ثَقُلَتْ مَوَازِينُهُ
7 Wuxuu ku noolaan nolol raalli ah. فَهُوَ فِي عِيشَةٍ رَّاضِيَةٍ
8 Ruuxiise uu fududaado Miisaankiisa (fiican). وَأَمَّا مَنْ خَفَّتْ مَوَازِينُهُ
9 Wuxuu u hoydaa (Naarta) Haawiya. فَأُمُّهُ هَاوِيَةٌ
10 Ma taqaannaa Haawiya. وَمَا أَدْرَاكَ مَا هِيَهْ
11 Waa Naar kulayl daran. نَارٌ حَامِيَةٌ
;