Al-Sharh

Change Language
Change Surah
Change Recitation

Somali: Mahmud Muhammad Abduh

Play All
# Translation Ayah
1 Miyannaan kuu waasicinin Laabta (ku nuurinin). أَلَمْ نَشْرَحْ لَكَ صَدْرَكَ
2 Oonaan ka dajinin culayskii. وَوَضَعْنَا عَنكَ وِزْرَكَ
3 dhabarka kaa cusleeyay. الَّذِي أَنقَضَ ظَهْرَكَ
4 Miyaannaan kor yeelin magacaaga (xusiddaada). وَرَفَعْنَا لَكَ ذِكْرَكَ
5 Cidhiidhina waxaa ku dhaw fudayd (faraj). فَإِنَّ مَعَ الْعُسْرِ يُسْرًا
6 Cidhiidhina waxaa ku dhaw fudayd. إِنَّ مَعَ الْعُسْرِ يُسْرًا
7 Ee markaad Salaadda dhammayso isku dhib (Samo fal). فَإِذَا فَرَغْتَ فَانصَبْ
8 Eebana (Khayr) ka rajee. وَإِلَى رَبِّكَ فَارْغَبْ
;